IFIYE waa shirkad soolar ah.


Ogoow inuu dalkeenu qani ku yahay soolar enerjii/energy.
Aynu ka faa'idaysano khayraadka ku jira soolar enerjiiga.


SUNBELL SMART

Waa laambad istacmalkeedu aad u balaadhan yahay. Mobiilkana ku dabayso. Iibso ama u iibi qof kugu qaali ah. Waxaanu joogna Somaliland, Puntland iyo Somalia.


  • * 8 ilaa 120 sacadood ayuu ifayaa
  • * Moobilka ayuu kuu dabaynayaa
  • * Wuxu ku haynayaa 4 ilaa 5 sano

  • * Misaan aad u fudud oo 700 gram ah
  • * Guluubku waa Samsung LED
  • * Labo sanadood oo warranty ah
  • * Designed in Norway
  • Su'aalo miyaad qabta?
    +47 9880 2279
    Dalbo
    Daawo SunBell Smart


    BRIGHT HOME

    Bright Home waa soolar guryaha yaryar iyo aqal soomaliga logu talo galay. 2 USB charger oo mobiilkana ku dabaynaya. Iibso ama u iibi qof kugu qaali ah. Waxaanu joogna Somaliland, Puntland iyo Somalia.


  • * Saacado badan ayuu ku haynayaa
  • * Moobilka ayuu kuu dabaynayaa
  • * Cimrigeedu waa ugu yaraan 4 ilaa 5 sano

  • * Misaanku waa 3.6 kg oo keliya
  • * Labo sanadood oo warranty ah
  • * Designed in Norway
  • Su'aalo miyaad qabta?
    +47 9880 2279
    Dalbo
    Daawo Bright Home


    BRIGHT MOVE

    Waa laambad jebeda gu galaysa moobilkana kuu dabayso. Iibso ama u iibi qof kugu qaali ah. Waxaanu joogna Somaliland, Puntland iyo Somalia.


  • * Ilaa 160 sacadood ayuu ifayaa.
  • * Moobilka ayuu kuu dabaynayaa
  • * Cimrigeedu waa ugu yaraan 5 ilaa 7 sano

  • * Misaanku waa 450 gram oo keliya
  • * Labo sanadood oo warranty ah
  • * Designed in Norway
  • Su'aalo miyaad qabta?
    +47 9880 2279
    Dalbo
    Daawo Bright Move